Avatar photo

Al-Banadir

Daar Ku Aasan Hotel Curuba Agtiisa

Degmooyinka taariikhigaee Muqdisho iyo kuwa ku yaalla magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waxa ay leeyihiin qiimo gaar ah. Naqshadaha guryahooda (architecture), masaajidyada iyo qorsheeynta degitaanka magaalada (urbanization) waxa ay na siinayaan caddeyn sida ay u kortay xirfadaha dhismaha magaaladu, qarni ka…