الصومال القديم والجديد – الجزء الأول

Written by Hamdi ibn Al-Sayyid Salim

This book overlooks the history of Somalia in the Arabic Language
الصومال القديم والجديد - الجزء الأول

Recommended for you

Daar Ku Aasan Hotel Curuba Agtiisa

Degmooyinka taariikhigaee Muqdisho iyo kuwa ku yaalla magaalooyinka kale ee Soomaaliya, waxa ay leeyihiin qiimo gaar ah. Naqshadaha guryahooda (architecture), masaajidyada iyo qorsheeynta degitaanka magaalada (urbanization) waxa ay na siinayaan caddeyn sida ay u kortay xirfadaha dhismaha magaaladu, qarni ka qarni. Dhismayaashaan waxa ay ku marqaati furayaan in waagii hore Muqdisho, Marka, Baraawe, Warsheekh, Kismaayo iyo meelo kale, ay ahayeen magaalooyinka ugu muhiimsan ee Africa. Laakin, ka hor inta aanang elin arrinta ku saabsan dhismo

Continue reading »